Xog ku aadan halka la geeyay Ciidamada Xasilinta ee laga wareejiyay Koontaroolo kuyaala Muqdisho

Ciidamada Xasilinta Caasimada Muqdisho ayaa maanta laga wareejiyay koontaroolo dhoor ah ay kaga sugnaayeen magaalada Muqdisho kuna baari jireen gaadiidka iyo waliba dadka wata. Koontaroolo kuyaala magaalada Muqdisho ayaa mar qura laga wareejiyay ciidamadii xasilinta ee horey ugu sugnaa, waxaana koontarooladaasi durba lagu wareejiyay ciidamo katirsan booliiska oo gaadiidka iyo dadkaba ku baaraya. Sida aan … Continue reading Xog ku aadan halka la geeyay Ciidamada Xasilinta ee laga wareejiyay Koontaroolo kuyaala Muqdisho